Abwaan Camaari

Abwaan Camaari

Share

Abwaan Camaari is a Somali winner award poeter and social activist🇸🇴 Abdikarim Hassan Mohamed

03/06/2026

Reer Muqdisho waad nabad qabtaan soomahan Alle ma idinka badbaadiyay wiiftadii Caawa?

03/06/2026

Bal arag niyad jabka Ninkaas u la kulmay qurbaha ayuu oga imaaday Jaceyl uu u qabo waddankiisa balse muxuu la kulmay Sorry🥲

03/06/2026

Waa muuqaal Naxdin leh Muqdisho🥹 Cadawga Dalku Caawa Wuu faraxsanyahay .

03/06/2026

Dagaalka Muqdisho Maxaa dhici doona maxaase nala gudbon

26/05/2026

Ciid Mubaarak 🐐🐐 Halkeed ku ciideysaa?

19/05/2026

Dulmigu ama wuu so degdegaa ama wuu so daahaa bal eeg gabadhaas waxaa ku dhacaya

16/05/2026

Waxaa yimid Dr Ayuub oo ka howlgala Samakaal Hospital kaaso dad badan o la dhibbanaa xanuunada la xariira Caloosha iyo gaaska soo laalaabta Ka saxay cuntooyinka ayna bogsoodeen. Isbitaalka samakaal. Bal soo eeg oo wac 617699929

11/05/2026

Bal Arag dulmigaas waa isbaro toos ah xoolihi dadka musaafirka ah ayuu xoog ku qaaadanayaa

Want your business to be the top-listed Government Service in London?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


London
E50QR