Mohamed Abdihakim Hersi

Call Directions Contact the organization

Mohamed Abdihakim Hersi "Halkaani Waa waa page keyga rasmigaa ee Mohamed Abdihakim Hersi ee isoo Follow garee si aad igula socoto, mahadsanid.🙏🫂🩷

27/10/2026

Jabhadnimada ee Siyaasigii Carreysnaa Sanbaloolshe ayey beeshu qaadatay aan aragno halka ay Kala dhacdo go,aankaan aan la odrisin ee fuduudka ka muuqdo.

Ka fiirsasho ayey ayey lahayd!

22/10/2026

Hambalyo hoggaanka Cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

Waxaa halkaan hambalyo iyo boggaadin ugu dirayaa Madaxweynaha cusub ee loo doortay Galmudug Libaan Ahmed Hassan, iyo ku-xigeenkiisa Abdiweli Ibrahim Garyare.

Alle ha idiin fududeeyo masuuliyadda culus ee la idiin doortay, waxaan idin ka rajejeynaa Galmudug oo sida ay tahay ka hormarsan dhankasta iyo dadkeeda oo isku Durban oo wadajira insha Allah iyo inaa ka shaqaysaan sidii looga gudbi lahaa khilaafaadka, colaadda iyo wax kasta oo caqabad ku ah nabadda iyo horumarka maamulkaas.

Mandate 5-sano ah iyo guul taariikhi ah oo ay wada leeyihiin dhammaan shacabka reer Galmudug, hambalyo markale Madaxweyne adiga iyo ku-xigeenkaaga iyo guud ahaan shacabka reer Galmudug.

19/10/2026

: Mid baa dhintay wiilashaas, halka kan kale uu dhaawac halis yahay, kadib markii ay isku shaqshaqeen tooreyda ay isku qaateen.

18/10/2026

ayuu ku waayey meel uu islahaa jabso Waa nin Faransiis ah, qalalaase rabshado wata ayaa dalkaas ka socda.

16/10/2026

7-Xabadood ayuu ku dhuftay, isagoo jeclaa lajirka ciidanka Xoogga Soomaaliyeed.

15/10/2026

bartamihii Caasimadda Muqdisho ka gudbiyey muuqaal aad u xun oo wuxuu yiri "Mogadishu is flooded"!

Aaway maamulkii gobolka banaadir ee mudada dheer wax ka qaban wadadaas?

14/10/2026

waa la taagay ma maqli jirtay, waa tan iyada oo muqaal ah.Toloow muxuu taabsiiyay ninka?

12/10/2026

dhalinyaro oo Soomaali ah, ayaa sidaa loo galayaa waa kii dalkiisa uu ugu tegay.

12/10/2026

,aanka Guddoomiye Shuute ee arrinta hubka iyo dowladda Federaalka oo ku dhaqaaqday gaar ahaan ciidamada hay’adda NISA iyo kuwa Booliiska iyo xoogga dalka.

10/10/2026

ayuu ku noqday ninkii balansaday oo ay sugeysay iney aragto.

Kadib maxaa ka raacay hee.

Address

KM4 Street
Mogadishu

Telephone

+252615808634

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Abdihakim Hersi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Mohamed Abdihakim Hersi:

Shortcuts

Share