Maamulka Dugsiga Ifiye primary and Secondary School ayaa Abaal mariyay ardaydii ku guuleysatay tartan aqooneedkii sanadlaha ahaay
Ifiye Primary and Secondary School
Very nice
Ogeysiis Ogeysiis waxaa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta ku nool Degmada Balcad in uu Dugsiga Ifiye primary & Secondary idin furay waxbarasho gelinka dambe ah fadlan wixii faahfaahin ah kala xariir
Tell. 618806016/ 613509150/615180763
09/09/2025
Dhammaan waalidiinta ubadkooda la jecel waxbarasho tayo leh Isdiiwaan gelinta iyo qabashada arday cusub wey socotaa ku soo dhawaada Dugsiga Ifiye Primary and Secondary School
05/07/2025
Dhammaan maamulka iyo macallimiinta Dugsiga Ifiye Primary and Secondary School waxa ay farxada la qeybsanayaan Ustaad Cabdiraxaman xasan xirsi oo u soo dhamaaday heerka koowaad ee waxbarashada🎓🎓
05/07/2025
Dhammaan mamaulka iyo macallimiinta Dugsiga Ifiye Primary and Secondary School waxa ay farxada la qeybsanayaan Ustaad Abdinajib Adan Mohamed oo u soo idlaatay heerka koowaad ee waxbarashadiisa.
03/07/2025
Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun
Allah u naxariista wallalkeen Ahmed
rabbi waxa ugu baryeynaa inuu ka dhigo marti la jcl yahay
Farxada Ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiga Ifiye Primary and Secondary
Hambalyo Maryama Ibrahim Osman
Waa caaqilada fasalka F4 Dhammaan macallimiinta iyo Mamulka Dugsigaba Waxay ku faraxsanyihiin Hormarkaaga
21/11/2024
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaa Halkaan Ugu Hambalyeynaynaa Dhammaan Macallimiinta Soomaaliyeed Meel kasta oo ay joogaan Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21ka November.
Gaar ahaan waxaan Hambalyo leenahay Macallimiinta Dugsiga Ifiye Primary and Secondary School
27/08/2024
Waxaa halkaan uga hambalyeyneynaa arada fasalka 4aad ee dugsiga sare Ifiye Primary and Secondary School oo dhammaantood kubaasay imtixaanka heer qaran sanad waxbarasheedka 2023-2024.
Waxey kadhabeeyeen dadaalkii ay galiyeen maamulka iyo macalimiinta iyo waalidka. Waxaan urajeyneynaa mutstaqbal wanaagsan iyo iney halkaasi kasii wadaan waxbarashadooda
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
W Balcad
Mogadishu
2526
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 13:00 |
| Tuesday | 07:00 - 13:00 |
| Wednesday | 07:00 - 13:00 |
| Thursday | 07:00 - 16:00 |
| Friday | 07:00 - 16:00 |
| Saturday | 07:00 - 13:00 |
| Sunday | 07:00 - 13:00 |
