Hassan Siyad Mohamed

Website

Hassan Siyad Mohamed Deputy Attorney General of Armed Forces.

27/10/2026

Xoolaha baada ah

27/10/2026

Kor kaa mara

27/10/2026

TMT

27/10/2026

Waxaa Lagu Eedeyey argagixisada inay u aruuriyeen lacago & Xoolo si baad ah looga Qaaday Shacabka - Abdifatah Akhyaar

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu  Eedeyay inuu geeystay Dha...
26/10/2026

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis & qof ay xigto yihiin.

Axmed Xasan Maxamuud oo ay saaxiibo ahaayeen ayuu Ka tarufeeyay Mooto Nuuca Fekonta ah, isaggoo u sheegaya inuu u dhiibo Mootada, meel dhowna uu kasoo noqonayo, Balse Dib looma arkin, waana Sagaalkii Bisha Todobaad ee sanadkaan 2026.

Sidoo kale Xuseen Cali Maxamed oo isna ehel xigto ah ay yihiin ayuu kala Tagay Taleefan Samsung A12 ah, Waxaana uu ku maray inuu Qof ka kala hadlayo, uuna u soo celinayo.

Waxaa kale oo galkiisa eedda ku jirta inuu lunsaday Qorigii uu ku qornaa, kaasi oo loogu dhiibay inuu ugu adeego dadkiisa.

Baaris Dheer kadib Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida, ayaa Codsaday qaadista kiiskaan, Waxaana laga oggolaaday Sideed iyo labaatanka Bishii Sagaalaad ee sanadkaan 2026.

Dhageysi kadib, Wadatashi Dheer oo ay yeesheen Garsoorka Maxk**adda Ciidamada Qalabka Sida, ayaana ugu dambeyn maanta ku xukuntay Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf shan sano oo xabsi ciidan ah, Bixinta agabkii uu turufeeyey & sidoo kale Qorigii uu ka lunsaday Ciidanka xoogga dalka.

Sida uu warbaahinta u sheegay G/dhexe Muxumed Maxamed Cumar (Samajecel) oo ka tirsan garsoorka Maxk**adda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida.

24/10/2026

Haleey daayo ayuu taaganyahay dilna waa geystay

24/10/2026

Xafiiska qareenada kiiska waa difaacu nafsi

24/10/2026

Waa dagaaleen waa heshiiyeen balse asigu waa toogtay oo heshiiska dhab k**a aheyn

24/10/2026

Baaraha kiiska

24/10/2026

Xabadii 1aad markeey dhacday geed ayaa isku laabay tii labaad na sarkaal xigeenka oo dhaawac ah ayaa arkay

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Siyad Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share