29/05/2026
Gudoomiyaha Jaaliyadda Galmudug ee Switzerland Abdulkani Hassan Salad iyo Gudoomiye Ku-xigeenka Midowga Jaaliyadaha Galmudug ee Yurub Abdiweli Shire (Fanax) ayaa caawa ka qeybgalay bandhigga buugga โWiilkii Quusan Waayeyโ ee uu qoray Abukar Cawaale Qaad Diid.
Bandhiggu wuxuu ahaa mid xiiso iyo aqoon isugu jiray, laguna soo bandhigay fariimo muhiim ah oo ku saabsan dadaalka, wacyigelinta bulshada iyo ka guuleysiga caqabadaha nolosha.
Waxaan bogaadinaynaa qoraaga sida uu bulshada ugu soo gudbiyey buug qiimo badan oo dhiirrigelin iyo wacyi xambaarsan.
27/05/2026
Eid Al-Adha Mubarak dhammaan asxaabta iyo ehelka. Allah ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, caafimaad iyo barwaaqo hana ina siiyo. ๐๐โค๏ธ
26/05/2026
Munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa awgeed, waxaan hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka.
ููููู ุนูุงู
ู ููุฃูููุชูู
ู ุจูุฎูููุฑู
24/05/2026
๐ Hambalyo Meher ๐
Hoggaanka iyo dhammaan xubnaha Jaaliyadda Galmudug waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan
Mudane Cabdiqani Mursal Saciid iyo Marwo Caasha Cabdullaahi Maxamed munaasabadda meherkooda barakeysan ee maanta dhacay. ๐
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu ka yeelo reerkii lagu nasto, lagu nagaado, jacayl iyo is-afgarad ku wada noolaada.
Ilaahay ha idinka dhigo lammaane kheyr iyo barako ku dhisan, ubad khayr qaba iyo nolol farxad lehna ha idin siiyo. ๐คฒ
ุจุงุฑู ุงููู ููู
ุง ูุจุงุฑู ุนูููู
ุง ูุฌู
ุน ุจูููู
ุง ูู ุฎูุฑ
โ Hoggaanka Jaaliyadda Galmudug