Abdallah kaarshe
Deputy Director General of Mogadishu port Authority
23/04/2026
Waxaan shalay ka qayb galay daahfurka iyo xarig-ka-jarista dhismaha xarunta dhexe ee Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda JFS
Waa guul gaar ah in 26 sano kadib wasaaraddu ay yeelatay xarun casri ah oo si heersare ah loo qalabeeyey. Waxa sidoo kale sharaf ahayd in xarigga uu ka jaray Madaxweynaha JFS, Mudane Dr Hassan Sheikh Mohamud.
Waxaan bogaadinayaa dadaalka Hoggaanka wasaaradda, oo uu ugu horreeyo Wasiirka Wasaaradda, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur.
Mogadishu Port Authority
18/04/2026
16/04/2026
Wareysi aan siiyey Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed oo ku saabsan booqashadii wafdigii ka yimid dalka Cumaan ee shirkadda ( GISMCO ) Ee Dekadda Muqdisho.
Somali National Television 5 likes, 1 comment. "Maareeye Kaarshe“Booqashadan wafdiga Cumaan ee Dekedda waxay u noqon doontaa fure mashariic oo cusub"
15/04/2026
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
00252
