11/10/2026
إنا لله وإنا إليه راجعون
Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Alle ha u naxariistee S/Guuto Maxamuud Axmed Maxamed (Gees Cadde).
Rasuulka ﷺ wuxuu yiri:
«إِنَّ لِلَّهِ مَا أَخَذَ، وَلَهُ مَا أَعْطَى، وَكُلُّ شَيْءٍ عِنْدَهُ بِأَجَلٍ مُسَمًّى، فَلْتَصْبِرْ وَلْتَحْتَسِبْ»
Waxaan Alle uga baryayaa inuu Marxuumka u naxariisto, dembigiisa dhaafo, Jannatul Firdowsana ka waraabiyo, dhammaan intii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Amiin!