04/11/2026
MAHADNAQ IYO HAMBALYO ๐บ๐ธ
Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinayaa dhammaan bulshada sharafta leh ee codkooda iyo kalsoonidooda igu aaminay.
Guushani ma aha mid aniga keliya ii gaar ah, balse waa guul aynu wada leenahay.
Waxaan ballanqaadayaa inaan si daacadnimo, hufnaan iyo masuuliyad leh ugu adeego bulshada.
Kalsoonidiinna waan qadarinayaa, waxaana rajaynayaa inaan noqdo hoggaamiye idin matala oo mudan aaminaaddiinna.
Mahadsanidiin dhammaantiin.