11/11/2026
: Kelmadda Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Jidadka Jsl ee munaasibadda xadhig-ka-jarista mashruuca koronto-gelinta Xannaanada Caafimaadka iyo Dugsiga degmada Balligubadle, oo ka mid ah 8-da mashruuc ee barnaamijka SESRP ee uu maalgeliyey Baanka Adduunku, lagana hirgeliyey Gobolka Hawd, isla markaana ay fulisay shirkadda SECCCO.