Sharma'arke Dal-daare

Directions Website Contact the organisation

Sharma'arke Dal-daare Director of Communications and Media, Office of the Vice President of Puntland.

26/10/2026

😂

25/10/2026

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Denioo uu wehliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa furay Kalfadhiga 59-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

25/10/2026

Saka Iyo Furitaanka Kal-fadhiga 59-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

21/10/2026

QAYB CUSUB OO CARRUURTA LOOGU TALAGALAY! 🥋

Comfort Care Center waxay soo kordhisay
Kids Martial Arts & Self-Defense Academy.

Halkan carruurtu waxay ku baranayaan:

🥊 Boxing – Feerka
🥋 Karate
🛡️ Self-Defense – Is-difaacidda
💪 Discipline & Confidence – Anshax iyo isku-kalsooni

Ma aha oo keliya in ilmuhu barto sida loo feerto…

Waa in uu barto sida uu naftiisa u ilaalin karo,
u yeesho isku-kalsooni, una noqdo ilmo edeb iyo anshax leh.

Comfort Care Center
Dhis caafimaadkiisa. Dhis kalsoonidiisa.

“Wixii maanta laga billaabo Maxamed Liibaan Tahlil  ayaa la dhahahaa wiilkaas”Culimada
20/10/2026

“Wixii maanta laga billaabo Maxamed Liibaan Tahlil ayaa la dhahahaa wiilkaas”Culimada

18/10/2026

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa saaka hoygiisa quraac kula qaatay maamulka iyo aasaasayaasha Somali European Hospital iyo marti-sharaf u timid furitaanka qaybta labaad ee Cusbitaalka.

Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa bogaadiyey maalgashiga iyo doorka aasaasayaasha ee horumarinta adeegyada caafimaadka Puntland.

16/10/2026

Imisa geel ah ayaad leedihiin?? 🐪 🐪 ❤️

13/10/2026

Garoowe

10/10/2026

Garoowe oo roobsatey

30/09/2026

Garoowe Maraykan laga soo shaqeysto oo kale u ahaysta!!.

Address

Non
Birmingham
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sharma'arke Dal-daare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organisation

Send a message to Sharma'arke Dal-daare:

Shortcuts

Share

Nearby government services