Taliska Qeybta Booliska Gobalka Gedo

Directions

Taliska Qeybta Booliska Gobalka Gedo waa Boga rasmiga ah ee Ciidamada Booliiska Gobalka Gedo

10/10/2026

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Gedo G/Dhexe Diyaad Cabdi Kaliil ayaa kaga mahadceliyay taliyihii h**e shaqada wanaagsan ee uu soo qabtay mudadii uu xilka hayay kalana wareegay xilkii ay dowlada u igmatay

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Gedo Korneyl Diyaad Abdi Kaliil oo galabta lagu soo dhaweeyay degmada baladxaawo waxaa ...
06/10/2026

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Gedo Korneyl Diyaad Abdi Kaliil oo galabta lagu soo dhaweeyay degmada baladxaawo waxaa uu kulama la qaadan doono saraakiisha ciidamada dowlada ee ku sugan degmada baladxaawo iyo maamulka qeybihiisa kala duwan.

Korneyl Diyaad waa shaqo yaqaan howlkar ah oo firfircoon islamarkaana Qibrad dheer u leh,xirirka booliska, bulsahda,sugida amniga,xasiloonida la shaqeynta hay'adaha amniga iyo la dagaalanka argagaxisada.

Taliska Qeybta Booliska Gobalka Gedo

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Gedo Gashaanle sare Diyaad Cabdi Kaliil ayaa Maanta Lagu soo dhaweyey Degmada Beled Xaa...
06/10/2026

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Gedo Gashaanle sare Diyaad Cabdi Kaliil ayaa Maanta Lagu soo dhaweyey Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo.

Mas’uulkan ayaa inta uu ku sugan yahay degmada Beled Xaawo waxaa uu kulamo Laqaatay qeybaha kaladuwan ee bulshada dagmada balaxawo

Bulshada dagmada balaxawo ayaa ayaa siwen ugu qanacday imanshaha Taliyaha boliska Gobalka gedo kornel Diyaad cabdi kaliil

Waxaana safarka ku wehlinayey Sarakiil ay kamidyihiin Taliyaha saldhiga dagmada dolow taliye xigeenka cabdi cadiis oyow Iyo ahmed cabdi xuseen Garbolow. Iyo cutubyo katirsan ciidanka boliska gobalka

👀👀👀👀👀

03/10/2026
03/10/2026

Taliyaha qeybta boliska gobalka gedo kornel Diyaad cabdi kaliil Oo maalmaha kusugnaan dagmada ayaa saaka waxaa uu kulan Laqata sarakiisha ciidanka boliska kusugan dagmada dolow somaliya isaga oona ku amanay shaqo wana iyo in La ilaaliyo xuquuqda qofka mawadinka

03/10/2026

Waa in la ilaaliyo anshaxa shaqada iyo asluubta Korneyl Diyaad Abdi Kaliil Taliyaha qeybta booliska gobalka gedo.

03/10/2026

:Digtoonow Boolisow
Taliska Qeybta Booliska Gobalka Gedo

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taliska Qeybta Booliska Gobalka Gedo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share